|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Shacabka Reer Tog Wajaale Kala Qaybgalay Salaadii Ciida Iyo Nuxurka Khudbad Uu Bulshada La Wadaagay,
August 21, 2018 - Written by Editor:Tog Wajaale (W,N) Wasiirkii hore ee Wasaarada Warshadaha somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa bulshada ku dhaqan magaalada Tog Wajaale kala qaybgalay tukashada salaadiin ciidul adxa. Ex wasiirk shucayb ayaa munaasibadan ciida wuxu ka jeediyay khudbad uu bulshada reer Tog Wajaale Kula dardaarmay in ay ilaashadaan wadajirkooda iyo daris wanaaga. Halkan ka Daawo Muuqaalka Khudbada Ex Wasiir Shucayb; Related posts:Maxaa Ka jira In Madaxwaynihii Hore Ee Dawlad Deegaanka Cabdi Iley La gala Baxey Xabsi Uu Ku Xidhnaa... Madaxwaynihii Dalka Iran Iyo Wasiirkii Arimaha Dibada Oo La Xaqiijiyay In Ay Ku Geeriyoodeen Shil Di... DAAWO ;Somaliland Bil Gudaheed Waxaa Ka Dhacay 230 Shil Gaadiid Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Am... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|