HARGAYSA(W,N) Mashruucii biyo xidheenka ee deegaanka xumbowayne ayaa waxaa soo baxay in uu gabi ahaanba fashilmay qaybtii 2aad ee biyo xidheenkan kaasi oo ay ku baxday lacaga malaayiin dollar ah;
Xildhibaan ka tirsan golaha guurta ayaa ka hadlay sida ay wax udhaceen iyo shirkada lunsatay hantida loogu talo galay biyo xidheenkan
HALKAN KA DAAWO WARBIXIN LAGA DIYAARIYAY BIYO XIDHEENKAN;