DAAWO; Warbixin Mashruucii 2aad Ee Biyo Xidheenka Xumbo-wayne Oo fashilmay Iyo Xildhibaan ka Hadlay lacagta Ku Baxday!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Warbixin Mashruucii 2aad Ee Biyo Xidheenka Xumbo-wayne Oo fashilmay Iyo Xildhibaan ka Hadlay lacagta Ku Baxday!!
August 5, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Mashruucii biyo xidheenka ee deegaanka xumbowayne ayaa waxaa soo baxay in uu gabi ahaanba fashilmay qaybtii 2aad ee biyo xidheenkan kaasi oo ay ku baxday lacaga malaayiin dollar ah;

Xildhibaan ka tirsan golaha guurta ayaa ka hadlay sida ay wax udhaceen iyo shirkada lunsatay hantida loogu talo galay biyo xidheenkan

HALKAN KA DAAWO WARBIXIN LAGA DIYAARIYAY BIYO XIDHEENKAN;

COMMENTS
LINKS