WAJAALE NEWS

DAAWO; Roobab Dabaylo Iyo Baraf Wata Oo ka Da,ay Magaalada Gabiley Iyo Khasaraaha Uu Gaystay,

Gabiley(W,N) Magaalo madaxda gobolka gabiley ayaa waxaa galabta ka da,ay roob dabaylo iyo baraf wata kaasi oo khasaare soo gaadhsiiyay qaarkamida guryaha magaalada iyo biraha laydhka,

 

Sidoo kale Roobkan ayaa  xidhay qarkamida jidadka magaalada dhexmara oo ay fadhiisteen biyo xoogani.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan oo faah faahsan;

https://youtu.be/tqu1G1sRzJk

Exit mobile version