WAJAALE NEWS

DAAWO; Dib Umilicso Hadaladii Madaxwaynaha Cusub Ee DDSI Oo Shacabka Ugu Baaqaya In Ay Kacdoono Sameeyaan Iyo Eedaha Uu u Ujeedinayo Dawlada Fadaraalka+ fariinta Maanta!

Hargaysa(W,N) Madaxwaynaha Cusub Ee loo doortay Dawlad deegaanka somalida etoobiya kadib markii uu iscasilay madaxwaynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar  Oo Khilaaf culus    udhexeeyay dawlada fadaraalka.

Hadaba madaxwaynaha Cusub ee hada xilka loo dhiibay ayaa kamid ahaa golihii wasiirada ee xukuumadii cabdi ilay isla markaana kamid ahaa shakhsiyaadkii sida adag u dhaliili jiray raysal wasaaraha etoobiya iyo qoomiyada oromada .

Dhanka kale madaxwayna cusub ayaa qayb laxaadle ka qaatay kicintii shacabka somalida isagoo ku baaqaya in ay kacdoono  kala hor tagaan dawlada fadaraalka eedo culusna ujeedin jiray cidkasta oo kasoo horjeeday Maamulkii Cabdi Ilay.

HALKAN KA DAAWO MILICSIGA HADALADII  SHALAY IYO MAANTA EE MADAXWAYNAHA CUSUB EE DDSI;

https://youtu.be/xamb-1ii6nI

Exit mobile version