WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ganacsade Cali Waraabe Oo Ujawaabay Hogaamiye Xirsi Iyo Siyaasi Axmed Talyaani Oo Hore Uga Hadlay Arimo Ku Saabsan Shirkadaha Shidaalka.

HARGAYSA(W,N)- Ganacsade Cali Ibraahim Ciise “Cali Waraabe” oo kamid ah ganacsatada reer somaliland ee dalka shidaalka keenta ayaa jawaabo isbarkan ka bixiyay hadalo kasoo ala yeedhay hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan iyo siyaasi axmed muxumed cumar (axmed talyaani) kuwaasi oo siyaabo kala duwan ku hadlay shirkad lagu wareejinayo haamaha shidaal.

Ganacsade cali ayaa labada masuulba duray hadalkooda isagoo sheegay in aanu xirsi xiligan kala dhex gali karin shirkadaha iyo xukuumada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version