WAJAALE NEWS

Ciidamada Booliska Wajaale oo Qabtay 3 Kiiloo oo Maandooriyaha Xashiishada Ah

Tog Wajaale (WJN)- Ciidamada Booliska maaglo xuduudeedka Tog Wajaale ayaa waxa ay qabteen 3 kiiloo oo ah maandooriyaha Xashiishada oo laga keenay dalka Itoobiya islamarkaana la soo gelinayay Somaliland, Sidoo kale Ciidamada Boolisku waxa ay xabsiga u taxaabeen laba nin oo siday xashiishada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/zICxV9vB9yM

Exit mobile version