Hargeysa (WJN)- Badhasaabkii hore ee gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa waxa uu si adag uga Hadley jabhada uu abaabulay kornayl Caarre ooh ore uga tirsanaa Ciidanka Qaranka Somaliland, Waxaana uu fariin u diray xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka