Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Haayada Qoxootiga Iyo Barokacayaasha Jamhuuriyada Somaliland Cabdikariim Axmed Maxamed Xinif ayaa waxba kuma jiraan ku tilmaamay qoraalka kasoo baxay haayada qaramada midoobay ee lagu shaaciyay tirada qoysaska ku Barakacay Colaada u dhaxaysa Somaliland Iyo Somaliya Ee Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/sUGngR8HD48