Borama (WJN)–Wasiirka wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu xadhiga ka jaray dhaambiyood baaxadleh oo laga hir galiyay deegaanka Magaalo Cad ee gobolka Awdal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/6OLuPgX9-VY