WAJAALE NEWS

DAAWO; Xildhibaan Wali Xaawo Oo Naqdiyay Khudbadii Madaxwayne Muuse Biixi, Sheegayna In Aanay Cadaalad Ahayn dhismaha Xukuumadu,

Hargaysa(W,N) Xildhibaan Wali Xaawo Oo Kamida mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Naqdiyay Khudbadii Madaxwaynaha Somaliland ka Jeediyay Laba Gole Taasi oo uu Sheegay in qofkastaa Akhriyi karo Khudbad Qurux badan Balse Aanay ka Turjumayn Hadaf sax ah,

Sido kale Xildhibaan Wali Xaawo ayaa Sheegay in Aanay Cadaalad ahayn Dhismaha Xukuumada Muuse,xusayna in Khayraadka dalka ay cid Gaari Badsato,

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA WARKA;

Exit mobile version