Hadalkan wasiirka ayaa ku soo beegmaya xili ay madaxtooyadda somaliland ay sheegtay in aanay waxba ka khusayn shirkaasi isla markaana uu la mid yahay shirarka lagu qabto garoowe iyo muqdisho.
sidoo kalena kalfadhigii mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ay yeesheen maalintii shalay ayaa waxa lagaga hadlay sida ay siyasadii arimaha dibadda u fashilantay iyo warar sheegaya in la xidhay qaar ka mid ah safaradihii somaliland dibada ku lahayd .
Hargaysa Office
Wajaalenews.net
Wariye madax banaan
ABDIQADIR HABBANE