|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Sacad Cali Shire oo ka hadlay shirka Brussless iyo siyaasada arimaha dibadda
July 17, 2018 - Written by Wariye:Hargaysa(WJN):-Wasiirka wasaradda Arimaha Dibadda ayaa ka hadlay shirkii ka socday Brussless oo uu ka qayb galay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe. Hadalkan wasiirka ayaa ku soo beegmaya xili ay madaxtooyadda somaliland ay sheegtay in aanay waxba ka khusayn shirkaasi isla markaana uu la mid yahay shirarka lagu qabto garoowe iyo muqdisho. sidoo kalena kalfadhigii mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ay yeesheen maalintii shalay ayaa waxa lagaga hadlay sida ay siyasadii arimaha dibadda u fashilantay iyo warar sheegaya in la xidhay qaar ka mid ah safaradihii somaliland dibada ku lahayd .
Hargaysa Office Wajaalenews.net Wariye madax banaan ABDIQADIR HABBANE Related posts:DAAWO;-Maamulka Gobolka Saaxil Oo Beeniyay Warar Laga Faafiyo Oo Lagu Sheegay In Qof Coronavirus Qab... “Maxamuud Xaashi La Yaabi Maayo, Go’aanka Komishanku Waa Sidii Uu Doonayay Ee Muuse, Ilaa Kal Hore U... Daawo: Murashaxa Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Qaraxii Muqdisho, Shacabka Somaliland-na La Dardaarmay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|