WAJAALE NEWS

Wasiir Sacad Cali Shire oo Faah-faahin Ka Bixiyay Xafiiska Somaliland Ka Furatay Imaaraadka

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire oo shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa waxaa uu Faah-faahin ka bixiyay xafiiska ay dawlada Somaliland ka furatay dalka Imaaraadka Carabta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/m-jI5pTPmsA

Exit mobile version