Hargeysa (WJN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa Baarlamaanka Somaliland ku dhaliilay in ay ka soo bixi waayeen doorkii ay ku lahaayeen ictiraaf raadinta Somaliland, Isagoo ku eedeeyay qaar ka gaabiyay waajibaad koodii qaran.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka