WAJAALE NEWS

Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland iyo Wafti uu hogaaminayo oo gaadhay dalka Kenya

Hargaysa (WJN)- Wati balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxa ay socdaal shaqo ku tageen magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version