WAJAALE NEWS

Wasaarada Biyaha Somaliland oo La Wareegtay Gacan Ku Haynta Wakaalada Biyaha Gabiley

Gabiley (WJN)- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa waxa uu maanta si rasmi ah gacan ku haynta Wakaalada Biyaha Gabiley ugala wareegay maamulka magaalada Gabiley isagoo u soo magacaabay Masuul Cusub.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version