HARGAYSA(W,N) Warbaahinta madaxbanaan ee Somaliland ayaa gabi ahaanba joojiyay baahinta wararka madaxtooyada Somaliland kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay islamarkaana loo diiday in ay si madaxbanaan duubtaan wararka madaxtooyada
Sidoo kle waxaa arinta canbaareeyay gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja iyo xubno kamida ururka xuquuqal insaanka madaxbanaan
HALKAN KAGA BOGO WARKAN;
https://youtu.be/ohV9crmmd6o