HARGAYSA(W,N) Qaarkamida madaxdhaqameedka Somaliland iyo xubno ganacsato oo dhawaan safar Aan la shaacin ujeedadiisa ku tagay magaalada garoowe ee maamul goboleedka somaliya ayaa kusoo laabtay magaalada hargaysa iyagooo ka warbixiyay ujeedada ay utageen garoowe iyo arimo kale oo xasaasiya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;