WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shirkada Sagal Jet Oo Xarun Cusub Ka Furatay Magaalada Gabiley .

GABILEY(W,N)-Shirkada daabacada casriga ah ee sagal jet ayaa xarun cusub ka furatay magaalo madaxda gobolka  gabiley.

Munaasibada lagu daafurayay xarunta cusub ee shirkada sagal jet ayaa waxaa ka qaybgalay maayarka magaalada gabiley iyo masuuliyiin ka socda shirkada sagal jet.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version