WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah Daawo: Ergada Nabadaynta Ceel-afwayn oo Si Toos Ah U Dhaariyay Beelihii Dirirtu Ka Dhaxaysay

Ceel-afwayn (WJN)- Ergadii nabadaynta beelaha Ceel-afwayn ayaa waxaa ay goor dhawayd si rasmi ah u dhaariyeen beelihii walaalaha ah ee wada dega deegaankaasi ee ay dirirtu ka dhaxaysay.

Shirweynahan waxaa goob jog ka ahaa Madax-dhaqameed,Salaadiin, iyo Waxgarad ka socda labada Beelood iyo ergooyinkii iskaga kala yimid gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/xZPDV0l9V5o

Exit mobile version