WAJAALE NEWS

Raysal Wasaare Abiy Axmed Oo Sheegay In Diinta Islaamku Tahay Diin Ku Salaysan Nabad Iyo Wada Noolaansho, Korna Ay Uqaadi Doonaan Barashadeeda.

Washington(W,N) Raysalwasaaraha Dalka Etoobiya Dr Abiy Axmed Oo Safar ku Jooga Dalka maraykanka ayaa Maalintii Jimcihii Wuxu Kulan la qaatay  Jaaliyada Muslimiinta ah Ee Reer etoobiya ee ku dhaqan Maraykanka isagoo sheegay in  Diinta islaamka tahay Diinta Nabada iyo wada noolaanshaha,

Sidoo kale Dr Abiy Axmed Ayaa Sheegay in Dhaxal sugaha dalka sucuudiga uu Usheegay in ay ka baxeen Jidkii toosnaa ee islaamka kuna soo Celindoonaan.

Halkan Ka Dhagayso Dr Abiy Axmed Oo Arimaasi ka Hadlaya;

Exit mobile version