|
|||||
WAJAALE NEWS
Raysal Wasaare Abiy Axmed Oo Sheegay In Diinta Islaamku Tahay Diin Ku Salaysan Nabad Iyo Wada Noolaansho, Korna Ay Uqaadi Doonaan Barashadeeda.
July 28, 2018 - Written by Editor:Washington(W,N) Raysalwasaaraha Dalka Etoobiya Dr Abiy Axmed Oo Safar ku Jooga Dalka maraykanka ayaa Maalintii Jimcihii Wuxu Kulan la qaatay Jaaliyada Muslimiinta ah Ee Reer etoobiya ee ku dhaqan Maraykanka isagoo sheegay in Diinta islaamka tahay Diinta Nabada iyo wada noolaanshaha, Sidoo kale Dr Abiy Axmed Ayaa Sheegay in Dhaxal sugaha dalka sucuudiga uu Usheegay in ay ka baxeen Jidkii toosnaa ee islaamka kuna soo Celindoonaan. Halkan Ka Dhagayso Dr Abiy Axmed Oo Arimaasi ka Hadlaya; Related posts:Ardayda Jaamacada New Generation oo Ka Qayb Qaatay Barnaamijka Iskaa Wax U Qabso ee Dhismaha Dayrka ... Daawo:Dad Muxsiniin ah Oo Caawimo Sariiro ah Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Wayn ee Magaalada Gabilay Qof Walba, Madax Iyo Riciyad, Rag Iyo Dumar, Waa Inuu Kelmada Wanaagsan Dadka Gaadhsiiyo” Sheekh Max... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|