Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Dadwaynaha ku nool degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargaysa ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujiyeen Biyo La,aan baahsan oo soo foodsaartay waxaanay fariin adag u direen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyagoo ugu baaqay in uu maareeye cusub u soo magaacbo Wakaalada Biyaha Hargaysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka