WAJAALE NEWS

Qaar Ka Mid Ah Dadweynaha Gobolka Awdal oo Eedaymo Culus U Soo Jeediyay Xidhibaanada Golaha Deegaanka Boorama

Borama (WJN)- Qaar ka mid ah Dadweynaha kala duwan ee ku dhaqan xaafada Sheekh Cali Jawhar ee Magaalada Boorama ayaa waxa ay eedaymo kala duwan u soo jeediyeen qaar ka mid ah Xidhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama iyagoo ku eedeeyay  inay xidhayaan mid ka mid ah wadada hawl bawlaha ah ee dhex marta xaafadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version