Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo ku see jeeda deegaanka Ceel Afwayn
Hargaysa(WJN):-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo ka warbixiyay safar uu ugu amba baaxayo deegaanka ceel afwayn waxana safarkaasi ku wehelinaya masuuliyiin ka oo ka tirsan xukuumada talada dalka haysa ee uu gadh wadeenka ka yahay Muuse Biixi Cabdi arinta ceel wayn ayaa ah mid mudooyinkuu ugu dambeeyay soo noqnoqta
Hargaysa Office
Wajaalenews.net
Wariye Abdiqadir Habbane