Ceerigaabo (WJN)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka, Cuqaasha iyo Waxgaradka beelaha Somaliland ee gobolka sanaag oo kulan balaadhan iskugu yimadeen ayaa waxa ay taageero balaadhan u muujiyeen qodabadii ka soo baxay shirkii dhawaan ka dhacay Buurta Gacan Libaax ee ay qabsanaysay mid ka mid ah beelaha somaliland degga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/f1Lndiu6DMs