Madax-dhaqamedka Iyo Waxgaradka Gobolka Sanaag Oo Taageeray Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis
July 21, 2018 - Written by Reporter:
Ceerigaabo (WJN)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka, Cuqaasha iyo Waxgaradka beelaha Somaliland ee gobolka sanaag oo kulan balaadhan iskugu yimadeen ayaa waxa ay taageero balaadhan u muujiyeen qodabadii ka soo baxay shirkii dhawaan ka dhacay Buurta Gacan Libaax ee ay qabsanaysay mid ka mid ah beelaha somaliland degga.