WAJAALE NEWS

“Ma Jiro Ilaa iyo Hada Dal Aanu Heshiis Kula Galnay In Muwaadiniinta Reer Somaliland La Soo Celiyo”.Gudoomiye Xinif

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somalialnd Cabdikariin Axmed Maxamed Xinif ayaa waxa uu  markii u horaysay ka jawaabay warar sheegaya in heshiisyo kala duwan ay Somaliland la gashay wadamada Caalamka oo la xidhiidha sidii loo soo celin lahaa muwaadiniin u dhashay Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version