London(W,N)-madaxwayne kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo wasiiro katirsan xukuumada somaliland ayaa magaalada london ee dalka ingiriiska kaga qaybgalay shirwaynaha jaaliyadaha somaliland oo ka furmay London.
Shirwaynaha ayaa waxaa soo qabqaabisay Wasaarada arimaha Dibada Kaasi oo ay kasoo qaybgaleen jaaliyadaha reer somaliland ee ku kala dhaqan qaarada Yurub.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;