WAJAALE NEWS

Gudoomiyihii Ololaha Doorashada Madaxtooyada, Xisbiga Wadani Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Iscasilay Iyo Sobobta.

HARGAYSA(W.N) Gudoomiyihii ololaha Doorashada Madaxtooyada xiligii doorashada ee xisbiga wadani Ee gobolka marooji jeex Cabdirasaaq (Ismaciil Kildhi) ayaa sheegay in uu gabi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay xisbiga wadani Iyo Xubinnimadiiba.

HALKAN KA DAAWO ISAGOO ARIMAHAASI KA HADLAYA;

Exit mobile version