WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada oo ansixiyay xeerka Kufsiga Haweenka oo golahaasi horyaalay

Hargaysa(WJN):-Golaha barlamaanka somaliland oo wax ka badel iyo kaabis ku sameeya xeerka kufsiga oo in mudo ah golaha horyaaley.

ansixinta xeerkan waxa kala soo gayb galay ururka haweenka ee NAGAAD NETWORK oo u ololeeya arimaha la xidhiidha haweenka  waxa ay sheegeen inay aad u soo dhawanayaan xeerkan cusub.

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye:-Abdiqadir Habbane

Exit mobile version