WAJAALE NEWS

Waxgaradka & Odoyaasha Gobolka Sool Oo War Cusub kasoo Saaray Xaaladda Dagaalka Tukaraq Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada,

Laascanood (W,N) Odoyaasha ,waxgaradka gobolka sool ayaa ka hadaly xaalada guud ee deegaanka iyo dagaalka

Dhanka waxgaradkan ayaa shaaciyay xuduuda ka dhaxaysa Somaliland iyo somaliya iyagoo cadeeday ka gobol ahaan taageerda ay uhayaan xukuumada Somaliland iyo cidamada qaranka ee jiida hore .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version