WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada oo ansixiyay gudidii xuquuqul iinsaanka Qaranka

Hargaysa(WJN):-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta si buuxda u ansixiyay gudida xuquuqul iinsaanka oo dhawaan madaxwaynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi soo magacaabay

Xubanaha loo magacaabay xuquuqul iinsaank ayaa cabasho xoogan laga muujinaysay tayada aqoontooda iyo waliba in aanay waayo aragnimo buuxda u lahayn arimaha xuquuqul iinsaanka

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

Exit mobile version