Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa Waxa uu ka hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin Kulankii Madaxwaynaha Soomaaliya ay la yeesheen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Enj Faysal Cali Waraabe Iyo Hugaamiya Khaatumo Dr Cali Khaliif Galaydh.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/CEzvGWHlz_Y