WAJAALE NEWS

Deg Deg Daawo:- Golaha Guurtida Oo Soo Jeediyay In Xilka Laga Qaado Guddoomiyahooda Iyo Saleebaan Gaal Oo Fadhiga Xamili Waayay Sheegay In…..

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa soo jeediyay in Ajandaha kalfadhigan lagu daro in la furro xeer-hoosaadkooda waxaana loo balamay in cod la galiyo inkasta oo guddoomiyaha golahaasi arrinkan ka biyo diiday waxaanu sheegay in uu madaxwaynaha kala dir odhan doono guurtida

Halkan ka Daawo:-

Exit mobile version