WAJAALE NEWS

War Deg Deg ah: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hada Ku Dhawaaqay Golihiisa Cusub Ee Wasiirada Oo U Badan Wajiyo Cusub

 

  1. Sacad cali shire wasiirka arimaha dibada
  2. Yaasiin faratoon waxbarashada
  3. Xasan ismaaciil warsame wasiirka Qorshaynta  iyo horu marinta
  4. Maxamed kaahin arimaha gudaha
  5. Ciise Axmed Yuusuf Cadale wasiirka Gaashaandhiga
  6. Yuusuf Maxamed Cabdi wasiirka horu marinta maaliyada
  7. Cabdiqani wasiirka cadaalada
  8. Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed  wasiirka diinta iyo awqaafta.
  9. Axmed muumin seed wasiirka horu marinta beeraha
  10. Cabdriashiid xaaji ducaale wasiirka hawlaha guud
  11. Yuusuf maxamuud Nuur wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada
  12. Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi wasiirka  Isgaadhsiinta iyo technology
  13. Maxamuud xasan sacad  wasaarada ganacsiga warshadaha
  14. Hinda jaamac xirsi  wasiirka arimaha bulshada iyo qoyska

 

  1. Maxamed axmed maxamuud cawad wasiirka horu marinta maal gashiga.
  2. Xasan maxamed cali gaafaadhi wasiirka xanaanada xoolaha
  3. Cabdiraxmaan cabdilaahi faarax diiriye wasiirka warfaafinta wacyi geinta iyo dhaqanka
  4. Shugri baandare  wasiirka deegaanka iyo horu marinta reer miyiga.
  5. Saleebaan koore Yuusuf Cali Koore horu marinta biyaha.
  6. Jaamac maxamuud cigaal  wasiirka macdanta iyo tamarta
  7. Cabdilaahi abokor cismaan wasiirka gaaddidka iyo horu marinta jidadka
  8. Maxamed xaaji cilmi wasiirka arimaha dastuurka
  9. Maxamed muuse abees wasiir xigeenka warfaafinta
  10. Yurub Abiib Cabdi Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha
  11.  Maxamed daahir wasiir ku xigeenka horu marinta maaliyada.
  12. Cabdiqaadir maxamuud dhaga wayne wasiir xigeenka waxbarashada
  13. Cabdinaasir cumar rooble wasiir xigeenka horu marinta caafimaadka.
  14. Sahal maxamed jaamac faarax wasiir  xigeeenka gaadiidka iyo horu marinta jidadka.

 

 

Exit mobile version