Hargaysa(W,N) Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Ayaa ka Hadlay Cabashada Qoyska Ila Xasan Dalab oo maalmihii Udanbeeyay warbaahinta ka hadlayay Isagoo Ka Cabanaya Dhul ay ku Leeyihiin Galbeedka Hargaysa Oo ay sheegeen in madaxwayne Muuse Bixi Ciidan Dul Dhigay laga dhisayo Madaxtooyo Cusub.
Xisbiga wadani ayaa Madaxtooyada Somaliland ugu Baaqay in Ay Qoyskaa Dhulkooda Fara uga qaadaan,xoog iyo cadaaladarona ay tahay wixii bulshada reer somaliland kula dagaalanmeen xukuumadii rajiibka ahayd ee Siyaad Bare,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/rnxEqZuEZo0