WAJAALE NEWS

Daawo: Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Maayarka Burco

Gabiley (WJN) – Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa waxa ay jawaab adag ka bixiyeen hadalo ka soo yeedhay Maayarka magaalada Burco iyo Xildhibaanada golaha deegaanka Burco, kaas oo ahaa in cashuurtii dalku u xidhan tahay gobolada galbeedka Somaliland gaar ahaan gobolka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version