WAJAALE NEWS

DAAWO; “Waxaan Leeyahay Wadadu Yaanay Inaga Noqon Sidii Jeelkii Allaybaday Oo Kale”Ugaas Cabdirasaaq Koosaar,

Hargaysa(W.N) Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali oo kamida Madax dhaqameedka somaliland gaar ahaan Gobolka gabiley ayaa ka Dhaliilay Gudida dhismaha wadada allaybaday iyo sida ay usocoto Wadada isku xidha Arabsiyo iyo  Allaybaday isagoo ka digay in aanay wadadu noqon sidii jeelkii Allaybaday ee dhaqaalaha badan loo soo Ururiyay.

Sidoo kale Ugaas Cabdirasaaq ayaa dhaliilay xubno wafti wasiiro ah oo dhawan soo kormeeray wadada kuwaasi oo Aanu ka Maqnaa Agaasimaha guud ee wasaarada Maaliyada Oo sida uu sheegay in  isagu xilka ugu sareeya haya ee beesha.

 Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version