|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Waxaan Leeyahay Wadadu Yaanay Inaga Noqon Sidii Jeelkii Allaybaday Oo Kale”Ugaas Cabdirasaaq Koosaar,
July 26, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W.N) Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali oo kamida Madax dhaqameedka somaliland gaar ahaan Gobolka gabiley ayaa ka Dhaliilay Gudida dhismaha wadada allaybaday iyo sida ay usocoto Wadada isku xidha Arabsiyo iyo Allaybaday isagoo ka digay in aanay wadadu noqon sidii jeelkii Allaybaday ee dhaqaalaha badan loo soo Ururiyay. Sidoo kale Ugaas Cabdirasaaq ayaa dhaliilay xubno wafti wasiiro ah oo dhawan soo kormeeray wadada kuwaasi oo Aanu ka Maqnaa Agaasimaha guud ee wasaarada Maaliyada Oo sida uu sheegay in isagu xilka ugu sareeya haya ee beesha. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Maydka Marxuuum Cabdinaasir Muuse Oo Maanta Laga Soo Dejiyay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Harg... DAAWO;-Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ku Baaqay Ololaha “Muwaadin Nala Qurxi Magaalada” Oo Maalinta Bar... Golaha Wakiillada Oo Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Somaliland Oo Ay Waxka Badal Ku Sameeyeen+Koota... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|