Lughaya(W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa Deeq Mucaawino ah oo ay soo direen qaarkamida qurba joogta Somaliland gaadhsiiyay dadka ku nool deegaanka hadayta ee waqooyiga somaliland kaasi oo kamida deegaanadii ay khsaaraha gaadhsiiyeen roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay xeebaha,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;