WAJAALE NEWS

DAAWO; Warbaahinta Oo Su,Aalo Kulul La Boobtay Maayarka Gabiley Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiy,Khilaafka Golaha,Eeda Ucid+ In Uu Iscasilayo!

Hargaysa(W,N) Warbaahinta kala Duwan ee ka Hawlgasha Magaalada Hargaysa ayaa su,aalo kala duwan oo ku saabsan  Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley Iyo Musuq maasuqa  Waxka Waydiisay Maayarka Gabiley Xili uu ku suganaa Huteelka maansoor,

Sidoo kale maayarka gabiley ayaa wax laga waydiidyay hadalkii dhawaan kasoo yeedhay xisbiga ucid iyo eedihii ay ujeediyeen,

Dhanka kale Maayar Amiin ayaa jawaabo kala duwan ka bixiyay safaro uu dhawaan ku tagay dalka Sweden  iyo in hadii uu degi waayay khilaafkii goluhu uu shirka qabanayo isla markaana uu kursiga banaynayo.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan iyo Jawaabaha Uu Maayarku Bixiyay.

Exit mobile version