Gabiley(W,N)-Kumanaan kamid ah Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee ku dhaqan magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaale ayaa isu soo baxyo ballaadhan kaga qaybgalay maalinta lixaad ee ololaha Xisbiga KULMIYE oo maanta ku beegan.
Taageerayaashan oo lulaya astaamaha xisbiga KULMIYE, ayaa fagaareyaasha kala duwan ee magaalooyinkaa waxaa kala hadlay Masuuliyiinta Gobolka iyo Masuuliyiinta Kulmiye.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan