WAJAALE NEWS

DAAWO; Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Hadalo Dardaaran Iyo Waano Ah Ujeediyay Dadwaynaha Deegaanka CEERYAAN.

CEERYAAN(W,N) Sheikh Maxamed sheikh Cumar Dirir oo kamida Gudida Nabadaynta Beelaha Walaalaha ah ee ceel afwayn Ayaa gaadhay deegaanka ceeryaan halkaasi oo uu ka jeediyay  hadalo dardaaran iyo waano iskugu jira oo uu ukala diray dadka deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag.iyo dhalinyaradii falka gaysatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version