WAJAALE NEWS

War-Deg-Dega:Mujaahid Ooto Biixi Oo Mardhawayd Ku Geeriyooday Cisbitaalka Adna Ee Magalada Hargaysa

Hargaysa(Wajaalenews)rabi naxariistii jano haka waraabiyee waxaa saacado ka hor ku geeriyooday cisbitaalka Edna ee magaalada Hargaysa Marxuum Muj.Ooto Biixi Caalin oo ka mid ahaa mujaahidiintii waawaynayd ee dalkau soo halgantay,mujaahidka ayaa mudooyinkii u danbeeyay xanuunsanaa isaga oo inta badan xaalad caafimaad u jiifay cisbitaalka Edna.

Exit mobile version