War-Deg-Dega:Mujaahid Ooto Biixi Oo Mardhawayd Ku Geeriyooday Cisbitaalka Adna Ee Magalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega:Mujaahid Ooto Biixi Oo Mardhawayd Ku Geeriyooday Cisbitaalka Adna Ee Magalada Hargaysa
June 5, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews)rabi naxariistii jano haka waraabiyee waxaa saacado ka hor ku geeriyooday cisbitaalka Edna ee magaalada Hargaysa Marxuum Muj.Ooto Biixi Caalin oo ka mid ahaa mujaahidiintii waawaynayd ee dalkau soo halgantay,mujaahidka ayaa mudooyinkii u danbeeyay xanuunsanaa isaga oo inta badan xaalad caafimaad u jiifay cisbitaalka Edna.

COMMENTS
LINKS