WAJAALE NEWS

DAAWO; Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ku Baaqay In Doorashada Ka Hor Laga Heshiiyo Arinta Saamiga Qaybsiga. Muxuuse Ka Yidhi Kootada Haweenka Iyo Beelaha La Hayb Sooco?.

Hargaysa(W,N) Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale ayaa golaha kawiilada ku dhaliilay xalka gaadhid la,aanta saami qaybsiga kuraasta golayaasha qaranka.

Sidoo kale qoraa boobe ayaa soo jeediyay bulshada  somaliland ayka heshiiso arinta saami qaybsiga doorashada ka hor isagoo dhanka ka kale ka hadlay qoondada loo sameeyay haweenka iyo beelaha la qabsooco.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version