WAJAALE NEWS

DAAWO; Xildhibaan Siciid Libaaxo Oo Eedo Culus U Jeediyay Maareeyaha Madaarka Hargeysa.

HARGAYSA(W.N)-Xildhibaan siciid libaaxo oo katirsan mudanayaasha golaha guurtida ayaa eedo culus ujeediyay mareeyaha madaarka cigaal international airport

Xildhibaan siciid ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay madaarka hargaysa in aanu noqonin sida bariga sanaag oo kale

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version