HARGAYSA(W,N) Marwo faadumo Siciid oo kamida masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi ku dhaliishay Qaabka ay usoo xulatay xubnaha loo magacaabay gudida Xuquuqal Iinsaanka Somaliland.
Sidoo kale Marwo faadumo Siciid ayaa sheegayn in xubnahi yihiin xisbi kaliya iyo shaqsiyaad loo waayay xil oo meesha lagu soo tuuray,
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/XXgfKMn1VBM